Duqeymo culus oo saakay ka dhacay Deegaano ay joogeen Al Shabaab iyo Dowladda oo …

Wararka ka imaanaya magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaanno hoostaga magaaladaasi ka dhaceen duqeymo culus oo ay geesteen diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka. Duqeynta ayaa ka dhacday deegaanno kuyaalla duleedka Xarardheere halkaas oo la sheegay in ay isku aruursanayeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, waxaana duqeynta dhinac socotay howlgalo ciidanka deegannadaasi u aadeen. … Continue reading Duqeymo culus oo saakay ka dhacay Deegaano ay joogeen Al Shabaab iyo Dowladda oo …